Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shabaqle

MagacLafdheeri

Macnaha

Baabuur dusha sare shabaq bir ah ku leh oo maxaabiista lagu qaado.

Erayo la-mid ah

shabaabS. ah: nin dhallinyaro ah; barbaar.shabaabnimoShabaab ahaansho.shabaagAaladaha kallunka lagu dabto nooc ka mid ah oo ka samaysan x…shabaakoDalool albaabka ka yar oo lagu sameeyo dhismooyinka, maraaki…shabag1. Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan o…shabashaboCayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo jiib, jaa…shabbaax1. Dabridid toog ku barasho. 2. Dabrid shiish ku tartamid.shabbaax1. Dabridka toogta lagu barto. 2. Dabrid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms