Erayo la-mid ah
sabbaadKasoobax halis ah.sabbaarCid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.sabbaarHadiyad qof axsaan laga filayo la siiyo.sabbaax1. Ciid cad oo nadiif ah oo xeebaha badda laga helo. 2. S. a…sabbaaxadS. ah: naag araggeeda laga naxo oo la karahsado.sabbakhDhar midab u yeelid.sabbakhAsal dharka lagu midabeeyo.sabbakhanDhar wax midab loo yeelay ahaansho.

