Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sabbaar

MagacLafdheeri

Macnaha

Hadiyad qof axsaan laga filayo la siiyo.

Erayo la-mid ah

sabbaadKasoobax halis ah.sabbaax1. Ciid cad oo nadiif ah oo xeebaha badda laga helo. 2. S. a…sabbaaxadS. ah: naag araggeeda laga naxo oo la karahsado.sabbakhAsal dharka lagu midabeeyo.sabbakhDhar midab u yeelid.sabbakhanDhar wax midab loo yeelay ahaansho.sabbakhnaanld sab-bakhnaansho.sabbakhnaansho/dh ld sabbakhnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms