Qaamuuska Asalka
sabbakhan
(-khnaa, -khnayd)Falmg4
Macnaha
Dhar wax midab loo yeelay ahaansho.
Erayo la-mid ah
sabbaadKasoobax halis ah.sabbaarHadiyad qof axsaan laga filayo la siiyo.sabbaarCid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.sabbaax1. Ciid cad oo nadiif ah oo xeebaha badda laga helo. 2. S. a…sabbaaxadS. ah: naag araggeeda laga naxo oo la karahsado.sabbakhAsal dharka lagu midabeeyo.sabbakhDhar midab u yeelid.sabbakhnaanld sab-bakhnaansho.

