Qaamuuska Asalka
sabbaaxad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaadkh
Macnaha
S. ah: naag araggeeda laga naxo oo la karahsado.
Erayo la-mid ah
sabbaadKasoobax halis ah.sabbaarHadiyad qof axsaan laga filayo la siiyo.sabbaarCid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.sabbaax1. Ciid cad oo nadiif ah oo xeebaha badda laga helo. 2. S. a…sabbakhAsal dharka lagu midabeeyo.sabbakhDhar midab u yeelid.sabbakhanDhar wax midab loo yeelay ahaansho.sabbakhnaanld sab-bakhnaansho.

