Qaamuuska Asalka
sabbakh
MagacLafdheeri
Macnaha
Asal dharka lagu midabeeyo.
Erayo la-mid ah
sabbaadKasoobax halis ah.sabbaarHadiyad qof axsaan laga filayo la siiyo.sabbaarCid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.sabbaax1. Ciid cad oo nadiif ah oo xeebaha badda laga helo. 2. S. a…sabbaaxadS. ah: naag araggeeda laga naxo oo la karahsado.sabbakhanDhar wax midab loo yeelay ahaansho.sabbakhnaanld sab-bakhnaansho.sabbakhnaansho/dh ld sabbakhnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
