Qaamuuska Asalka
sambac
MagacLafdheerikh
Macnaha
S. ah: qof caqli yar oo garashadiisu liidato, nacas, doqon. ld sabbac.
Erayo la-mid ah
sambab1. (-bbo, m.dh) Xubinta jirka ka mid ah oo neefta gesho kana…sambab(c.nafl.) Xubimta neefsashada ee lafdhabarleyda hawada ku ne…sambab-gale(c.nafl.) Farac hunguri.sambacaraarSanka intiisa hore oo jilicsan. ld sambacaroor.sambalQayb yar oo badeeco ka mid ah oo cid wax gadanaysa la tuso.sambanneeyeGeed-nagaar laamo iyo caleemo jilicsan leh oo aan qodax laha…samboorCudur sanka dadka ku dhaca oo hindhiso badan, san cuncun iyo…samboorKahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
