Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sambal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qayb yar oo badeeco ka mid ah oo cid wax gadanaysa la tuso.

Erayo la-mid ah

sambab1. (-bbo, m.dh) Xubinta jirka ka mid ah oo neefta gesho kana…sambab(c.nafl.) Xubimta neefsashada ee lafdhabarleyda hawada ku ne…sambab-gale(c.nafl.) Farac hunguri.sambacS. ah: qof caqli yar oo garashadiisu liidato, nacas, doqon. …sambacaraarSanka intiisa hore oo jilicsan. ld sambacaroor.sambanneeyeGeed-nagaar laamo iyo caleemo jilicsan leh oo aan qodax laha…samboorCudur sanka dadka ku dhaca oo hindhiso badan, san cuncun iyo…samboorKahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms