Qaamuuska Asalka
sambab
(-bbo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. (-bbo, m.dh) Xubinta jirka ka mid ah oo neefta gesho kana soo baxdo. 2. Cudur xun oo sambabada ku dhaca (xoolaha). ld sanbab.
Erayo la-mid ah
sambab-gale(c.nafl.) Farac hunguri.sambacS. ah: qof caqli yar oo garashadiisu liidato, nacas, doqon. …sambacaraarSanka intiisa hore oo jilicsan. ld sambacaroor.sambalQayb yar oo badeeco ka mid ah oo cid wax gadanaysa la tuso.sambanneeyeGeed-nagaar laamo iyo caleemo jilicsan leh oo aan qodax laha…samboorCudur sanka dadka ku dhaca oo hindhiso badan, san cuncun iyo…samboorKahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka…samboorqaadid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
