Qaamuuska Asalka
samboor
MagacLafdheeri
Macnaha
Cudur sanka dadka ku dhaca oo hindhiso badan, san cuncun iyo dhibaa-tooyin kaleba keena.
Erayo la-mid ah
sambab1. (-bbo, m.dh) Xubinta jirka ka mid ah oo neefta gesho kana…sambab(c.nafl.) Xubimta neefsashada ee lafdhabarleyda hawada ku ne…sambab-gale(c.nafl.) Farac hunguri.sambacS. ah: qof caqli yar oo garashadiisu liidato, nacas, doqon. …sambacaraarSanka intiisa hore oo jilicsan. ld sambacaroor.sambalQayb yar oo badeeco ka mid ah oo cid wax gadanaysa la tuso.sambanneeyeGeed-nagaar laamo iyo caleemo jilicsan leh oo aan qodax laha…sambuuqDoonta yar.

