Qaamuuska Asalka
sambanneeye
MagacLafdheeri
Macnaha
Geed-nagaar laamo iyo caleemo jilicsan leh oo aan qodax lahayn oo sanboorka iyo cudurro badan lagu daaweeyo.
Erayo la-mid ah
sambab1. (-bbo, m.dh) Xubinta jirka ka mid ah oo neefta gesho kana…sambab(c.nafl.) Xubimta neefsashada ee lafdhabarleyda hawada ku ne…sambab-gale(c.nafl.) Farac hunguri.sambacS. ah: qof caqli yar oo garashadiisu liidato, nacas, doqon. …sambacaraarSanka intiisa hore oo jilicsan. ld sambacaroor.sambalQayb yar oo badeeco ka mid ah oo cid wax gadanaysa la tuso.samboorCudur sanka dadka ku dhaca oo hindhiso badan, san cuncun iyo…samboorKahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka…

