Qaamuuska Asalka
raacsan
(-naa, -nayd)Falg4
Macnaha
1. Ku r.: qof, cid kale la fikrad ahaansho. 2. Wax meel ama wax kale ka tirsan ahaansho. 3. Wax wax kale ku dhinac samaysan ahaansho.
Erayo la-mid ah
raac/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Cid socod ku wehelin. 2. (f.g) W…raacatannimoRaacato ahaansho.raacatoDad reer guuraa ah oo miyiga ku nool oo xoolo dhaqda.raacdarreebDad gadaal ka daafacaya col wax dhacay ama wax dilay; Geedda…raacdaysashold raacdaysi.raacdayso1. Nafley cayrsasho. 2. Wax raadsasho.raacdee1. Nafley daba ordid. 2. Xoolo lumay raadin. 3. Nafley meel …raacdo1. Ciidan laga daba diro ciidan wax laayay ama dhacay.

