Qaamuuska Asalka
raacdayso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
1. Nafley cayrsasho. 2. Wax raadsasho.
Erayo la-mid ah
raac/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Cid socod ku wehelin. 2. (f.g) W…raacatannimoRaacato ahaansho.raacatoDad reer guuraa ah oo miyiga ku nool oo xoolo dhaqda.raacdarreebDad gadaal ka daafacaya col wax dhacay ama wax dilay; Geedda…raacdaysashold raacdaysi.raacdee1. Nafley daba ordid. 2. Xoolo lumay raadin. 3. Nafley meel …raacdo1. Ciidan laga daba diro ciidan wax laayay ama dhacay.raacdoQof wax lumay raadintooda ku hawlan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
