Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

raacdee

(-deeyay, -daysay)
Falg2

Macnaha

1. Nafley daba ordid. 2. Xoolo lumay raadin. 3. Nafley meel ka cayrin.

Erayo la-mid ah

raac/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Cid socod ku wehelin. 2. (f.g) W…raacatannimoRaacato ahaansho.raacatoDad reer guuraa ah oo miyiga ku nool oo xoolo dhaqda.raacdarreebDad gadaal ka daafacaya col wax dhacay ama wax dilay; Geedda…raacdaysashold raacdaysi.raacdayso1. Nafley cayrsasho. 2. Wax raadsasho.raacdo1. Ciidan laga daba diro ciidan wax laayay ama dhacay.raacdoQof wax lumay raadintooda ku hawlan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms