Qaamuuska Asalka
raacatannimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Raacato ahaansho.
Erayo la-mid ah
raac/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Cid socod ku wehelin. 2. (f.g) W…raacatoDad reer guuraa ah oo miyiga ku nool oo xoolo dhaqda.raacdarreebDad gadaal ka daafacaya col wax dhacay ama wax dilay; Geedda…raacdaysashold raacdaysi.raacdayso1. Nafley cayrsasho. 2. Wax raadsasho.raacdee1. Nafley daba ordid. 2. Xoolo lumay raadin. 3. Nafley meel …raacdo1. Ciidan laga daba diro ciidan wax laayay ama dhacay.raacdoQof wax lumay raadintooda ku hawlan.

