Qaamuuska Asalka
raac
FalGoobjoog
Macnaha
/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Cid socod ku wehelin. 2. (f.g) Waddoqaadid. 3. (f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. ra'yi 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.
Erayo la-mid ah
raacatannimoRaacato ahaansho.raacatoDad reer guuraa ah oo miyiga ku nool oo xoolo dhaqda.raacdarreebDad gadaal ka daafacaya col wax dhacay ama wax dilay; Geedda…raacdaysashold raacdaysi.raacdayso1. Nafley cayrsasho. 2. Wax raadsasho.raacdee1. Nafley daba ordid. 2. Xoolo lumay raadin. 3. Nafley meel …raacdo1. Ciidan laga daba diro ciidan wax laayay ama dhacay.raacdoQof wax lumay raadintooda ku hawlan.

