Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

raacdarreeb

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dad gadaal ka daafacaya col wax dhacay ama wax dilay; Geeddan.

Erayo la-mid ah

raac/mg1 (-cay, -cday) 1. (f.g) Cid socod ku wehelin. 2. (f.g) W…raacatannimoRaacato ahaansho.raacatoDad reer guuraa ah oo miyiga ku nool oo xoolo dhaqda.raacdaysashold raacdaysi.raacdayso1. Nafley cayrsasho. 2. Wax raadsasho.raacdee1. Nafley daba ordid. 2. Xoolo lumay raadin. 3. Nafley meel …raacdo1. Ciidan laga daba diro ciidan wax laayay ama dhacay.raacdoQof wax lumay raadintooda ku hawlan.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms