Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

quudso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Nafley cunto siisasho.

Erayo la-mid ah

quud1. Cunto; cunno ; dheef. 2. Nooc geed; shillin; kulan; kedi.quudIsku jirka cunnooyin ee dadku cuno.quudashold quudad.quuddarreeWax helitaankooda rajo ka qabid.quuddarroRajo; yididdiilo.quudiNafley cunto siin.quudinld quudis.quudoNafley cunto cunid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms