Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

quudasho

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld quudad.

Erayo la-mid ah

quud1. Cunto; cunno ; dheef. 2. Nooc geed; shillin; kulan; kedi.quudIsku jirka cunnooyin ee dadku cuno.quuddarreeWax helitaankooda rajo ka qabid.quuddarroRajo; yididdiilo.quudiNafley cunto siin.quudinld quudis.quudoNafley cunto cunid.quudowsashold quudowsi.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms