Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

quuddarro

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Rajo; yididdiilo.

Erayo la-mid ah

quud1. Cunto; cunno ; dheef. 2. Nooc geed; shillin; kulan; kedi.quudIsku jirka cunnooyin ee dadku cuno.quudashold quudad.quuddarreeWax helitaankooda rajo ka qabid.quudiNafley cunto siin.quudinld quudis.quudoNafley cunto cunid.quudowsashold quudowsi.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms