Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

quud

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cunto; cunno ; dheef. 2. Nooc geed; shillin; kulan; kedi.

Erayo la-mid ah

quudashold quudad.quuddarreeWax helitaankooda rajo ka qabid.quuddarroRajo; yididdiilo.quudiNafley cunto siin.quudinld quudis.quudoNafley cunto cunid.quudowsashold quudowsi.quudowsoWax iimaansasho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms