Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

quuddarree

(-reeyay, -raysay)
Falmg2

Macnaha

Wax helitaankooda rajo ka qabid.

Erayo la-mid ah

quud1. Cunto; cunno ; dheef. 2. Nooc geed; shillin; kulan; kedi.quudIsku jirka cunnooyin ee dadku cuno.quudashold quudad.quuddarroRajo; yididdiilo.quudiNafley cunto siin.quudinld quudis.quudoNafley cunto cunid.quudowsashold quudowsi.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms