Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

quudi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Nafley cunto siin.

Erayo la-mid ah

quud1. Cunto; cunno ; dheef. 2. Nooc geed; shillin; kulan; kedi.quudIsku jirka cunnooyin ee dadku cuno.quudashold quudad.quuddarreeWax helitaankooda rajo ka qabid.quuddarroRajo; yididdiilo.quudinld quudis.quudoNafley cunto cunid.quudowsashold quudowsi.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms