Qaamuuska Asalka
qardee
(-deeyay, -daysay)Falg2
Macnaha
1. Dhul geedo ka gurid si wax loogu beerto ama hawl kale loogu qabsado. 2. Cid wax amaah ahaan u siin.
Erayo la-mid ah
qardaasXaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld …qardabeeDhibaato qarsoon cid gaarsiin.qardabo1. Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna…qardajeexSocod lagu maro meel dhir badan oo aan waddo la maro lahayn.qardajeexMeel dhir badan oo aan waddo lahayn marid.qardajeexidld qardajeex¹.qardajeexsiiNafley meel dhir badan oo aan waddo lahayn marin.qardanQof ama nafley kale wax buuran ahaansho.

