Qaamuuska Asalka
qardaas
(-syo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Xaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld qirdaas.
Erayo la-mid ah
qardabeeDhibaato qarsoon cid gaarsiin.qardabo1. Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehnaā¦qardajeexSocod lagu maro meel dhir badan oo aan waddo la maro lahayn.qardajeexMeel dhir badan oo aan waddo lahayn marid.qardajeexidld qardajeex¹.qardajeexsiiNafley meel dhir badan oo aan waddo lahayn marin.qardanQof ama nafley kale wax buuran ahaansho.qardanaanld qardanaansho.

