Qaamuuska Asalka
qardajeex
MagacLafdheeri
Macnaha
Socod lagu maro meel dhir badan oo aan waddo la maro lahayn.
Erayo la-mid ah
qardaasXaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld …qardabeeDhibaato qarsoon cid gaarsiin.qardabo1. Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna…qardajeexidld qardajeex¹.qardajeexsiiNafley meel dhir badan oo aan waddo lahayn marin.qardanQof ama nafley kale wax buuran ahaansho.qardanaanld qardanaansho.qardanaansho/dh ld qardanaan.

