Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qardabo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow. qartabyo. 2. Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto. 3. ld 4. ld qardabeyn.

Erayo la-mid ah

qardaasXaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld …qardabeeDhibaato qarsoon cid gaarsiin.qardajeexSocod lagu maro meel dhir badan oo aan waddo la maro lahayn.qardajeexMeel dhir badan oo aan waddo lahayn marid.qardajeexidld qardajeex¹.qardajeexsiiNafley meel dhir badan oo aan waddo lahayn marin.qardanQof ama nafley kale wax buuran ahaansho.qardanaanld qardanaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms