Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qardan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Qof ama nafley kale wax buuran ahaansho.

Erayo la-mid ah

qardaasXaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld …qardabeeDhibaato qarsoon cid gaarsiin.qardabo1. Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna…qardajeexSocod lagu maro meel dhir badan oo aan waddo la maro lahayn.qardajeexMeel dhir badan oo aan waddo lahayn marid.qardajeexidld qardajeex¹.qardajeexsiiNafley meel dhir badan oo aan waddo lahayn marin.qardanaanld qardanaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms