Qaamuuska Asalka
qardajeexsii
(-iiyay, -iisay)Fallg2
Macnaha
Nafley meel dhir badan oo aan waddo lahayn marin.
Erayo la-mid ah
qardaasXaashi sida badan adag oo loo habeeyey in wax lagu rito. ld …qardabeeDhibaato qarsoon cid gaarsiin.qardabo1. Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna…qardajeexSocod lagu maro meel dhir badan oo aan waddo la maro lahayn.qardajeexMeel dhir badan oo aan waddo lahayn marid.qardajeexidld qardajeex¹.qardanQof ama nafley kale wax buuran ahaansho.qardanaanld qardanaansho.

