Qaamuuska Asalka
moollee
(-leeyay, -leysay)Falg2
Macnaha
Wax, wax jilicsan oo diismaya ka dhigid.
Erayo la-mid ah
moolMeel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u …moolalRibnaan.moolarnaanTirada moolasha ah ee milme ee ku jira hal disimitir oo sadd…moolaskaFaylam jidh jilicsan leh oo ka tirsan lafdhabarla'da oo ay a…mooleAqallada miyiga jaad ka mid ah.moolikiyuul(kiim.) Saxar samaysma marka atammo isugu tagaan saami tiro …moolikiyuul-cirifle(kiim.) Molikuyuulka dabarradiisa ciriflaha ahi aanay midina…moolikiyuul-weyne(kiim.) Moolikiyuul weyn; taas macnaheedu waa taran badane d…

