Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

moolikiyuul-weyne

(-layaal ..., m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(kiim.) Moolikiyuul weyn; taas macnaheedu waa taran badane dabiici ah ama mid dadku sameeyeen ah.

Erayo la-mid ah

moolMeel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u …moolalRibnaan.moolarnaanTirada moolasha ah ee milme ee ku jira hal disimitir oo sadd…moolaskaFaylam jidh jilicsan leh oo ka tirsan lafdhabarla'da oo ay a…mooleAqallada miyiga jaad ka mid ah.moolikiyuul(kiim.) Saxar samaysma marka atammo isugu tagaan saami tiro …moolikiyuul-cirifle(kiim.) Molikuyuulka dabarradiisa ciriflaha ahi aanay midina…moolleeWax, wax jilicsan oo diismaya ka dhigid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms