Qaamuuska Asalka
mool
(-lal, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Meel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u fogyahay; qusur.
Erayo la-mid ah
moolalRibnaan.moolarnaanTirada moolasha ah ee milme ee ku jira hal disimitir oo sadd…moolaskaFaylam jidh jilicsan leh oo ka tirsan lafdhabarla'da oo ay a…mooleAqallada miyiga jaad ka mid ah.moolikiyuul(kiim.) Saxar samaysma marka atammo isugu tagaan saami tiro …moolikiyuul-cirifle(kiim.) Molikuyuulka dabarradiisa ciriflaha ahi aanay midina…moolikiyuul-weyne(kiim.) Moolikiyuul weyn; taas macnaheedu waa taran badane d…moolleeWax, wax jilicsan oo diismaya ka dhigid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
