Qaamuuska Asalka
moolikiyuul-cirifle
(-layaal ..., m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Molikuyuulka dabarradiisa ciriflaha ahi aanay midina u habaysnayn wanqaran qumman, sidaa darteedna aan dheellitirnayn. Molikuyuullada noocan ahi waxa ay leeyihiin maroojis laba cirifle.
Erayo la-mid ah
moolMeel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u …moolalRibnaan.moolarnaanTirada moolasha ah ee milme ee ku jira hal disimitir oo sadd…moolaskaFaylam jidh jilicsan leh oo ka tirsan lafdhabarla'da oo ay a…mooleAqallada miyiga jaad ka mid ah.moolikiyuul(kiim.) Saxar samaysma marka atammo isugu tagaan saami tiro …moolikiyuul-weyne(kiim.) Moolikiyuul weyn; taas macnaheedu waa taran badane d…moolleeWax, wax jilicsan oo diismaya ka dhigid.

