Qaamuuska Asalka
moolikiyuul
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Saxar samaysma marka atammo isugu tagaan saami tiro idil.
Erayo la-mid ah
moolMeel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u …moolalRibnaan.moolarnaanTirada moolasha ah ee milme ee ku jira hal disimitir oo sadd…moolaskaFaylam jidh jilicsan leh oo ka tirsan lafdhabarla'da oo ay a…mooleAqallada miyiga jaad ka mid ah.moolikiyuul-cirifle(kiim.) Molikuyuulka dabarradiisa ciriflaha ahi aanay midina…moolikiyuul-weyne(kiim.) Moolikiyuul weyn; taas macnaheedu waa taran badane d…moolleeWax, wax jilicsan oo diismaya ka dhigid.

