Qaamuuska Asalka
moolaska
(c.nafl.)MagacLafdheeri
Macnaha
Faylam jidh jilicsan leh oo ka tirsan lafdhabarla'da oo ay astaan tahay jidh aan maraaryo lahayn, oo u kala baxsan, madax, lug hoosaad muruqaysan oo loo isticmaalo socodka, iyo tuur sare oo harag laabani ku daboolanyahay iyo dubaalad taas oo sinjiyada badankooda dhiiqda qolof adag oo dabool ah.
Erayo la-mid ah
moolMeel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u …moolalRibnaan.moolarnaanTirada moolasha ah ee milme ee ku jira hal disimitir oo sadd…mooleAqallada miyiga jaad ka mid ah.moolikiyuul(kiim.) Saxar samaysma marka atammo isugu tagaan saami tiro …moolikiyuul-cirifle(kiim.) Molikuyuulka dabarradiisa ciriflaha ahi aanay midina…moolikiyuul-weyne(kiim.) Moolikiyuul weyn; taas macnaheedu waa taran badane d…moolleeWax, wax jilicsan oo diismaya ka dhigid.

