Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

meereysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

1. Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho. 2. Wax rarkiisa saani ku dadantahay ahaansho (awr raran).

Erayo la-mid ah

meer1. Socod wareeg ah socosho. 2. Ku m.: xarig wax ku xirid. 3.…meer1. Xarig dheer oo lagu wareejiyo aqal soomaaliga dadkiisa sa…meeraxeerXarig dheer oo kolka awrta la raro oo la dhigeeyo, lammadana…meere(c.fal.) Mid ka mid ah walxaha qiyaas ahaan goobada ah, oo g…meereXiddigo qaboobey oo dhulal noqday oo qorraxda la socda oo ku…meere-yare(c.fal.) Ku-wareege yar: waxaa jira qaar badan oo ku warega …meereeWax xarig iwm ku wareejin, wax, wax, kale ku dul wareejin.meereysnaanld meereysnaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms