Qaamuuska Asalka
meeree
(-reeyay, -reysay)Falg2
Macnaha
Wax xarig iwm ku wareejin, wax, wax, kale ku dul wareejin.
Erayo la-mid ah
meer1. Socod wareeg ah socosho. 2. Ku m.: xarig wax ku xirid. 3.…meer1. Xarig dheer oo lagu wareejiyo aqal soomaaliga dadkiisa sa…meeraxeerXarig dheer oo kolka awrta la raro oo la dhigeeyo, lammadana…meere(c.fal.) Mid ka mid ah walxaha qiyaas ahaan goobada ah, oo g…meereXiddigo qaboobey oo dhulal noqday oo qorraxda la socda oo ku…meere-yare(c.fal.) Ku-wareege yar: waxaa jira qaar badan oo ku warega …meereysan1. Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho.…meereysnaanld meereysnaansho.

