Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

meere-yare

(-rayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(c.fal.) Ku-wareege yar: waxaa jira qaar badan oo ku warega gorraxda, una dhexeeya majiireyaasha Maars iyo Jubitar; ka u weyn dhexroorkiisu waa 700 Km., ka u yarna dhexroorkiisu wuxuu ka yaryahay 30 Km.

Erayo la-mid ah

meer1. Socod wareeg ah socosho. 2. Ku m.: xarig wax ku xirid. 3.…meer1. Xarig dheer oo lagu wareejiyo aqal soomaaliga dadkiisa sa…meeraxeerXarig dheer oo kolka awrta la raro oo la dhigeeyo, lammadana…meereXiddigo qaboobey oo dhulal noqday oo qorraxda la socda oo ku…meere(c.fal.) Mid ka mid ah walxaha qiyaas ahaan goobada ah, oo g…meereeWax xarig iwm ku wareejin, wax, wax, kale ku dul wareejin.meereysan1. Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho.…meereysnaanld meereysnaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms