Qaamuuska Asalka
meer
(-rar, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xarig dheer oo lagu wareejiyo aqal soomaaliga dadkiisa sare, si aysan dabayshyu u qaadin. 2. ld meerid.
Erayo la-mid ah
meeraxeerXarig dheer oo kolka awrta la raro oo la dhigeeyo, lammadana…meereXiddigo qaboobey oo dhulal noqday oo qorraxda la socda oo ku…meere(c.fal.) Mid ka mid ah walxaha qiyaas ahaan goobada ah, oo g…meere-yare(c.fal.) Ku-wareege yar: waxaa jira qaar badan oo ku warega …meereeWax xarig iwm ku wareejin, wax, wax, kale ku dul wareejin.meereysan1. Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho.…meereysnaanld meereysnaansho.meereysnaansho/dh ld meereysnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
