Qaamuuska Asalka
meeraxeer
(-rro, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xarig dheer oo kolka awrta la raro oo la dhigeeyo, lammadana la saaro dusha looga xiro.
Erayo la-mid ah
meer1. Socod wareeg ah socosho. 2. Ku m.: xarig wax ku xirid. 3.…meer1. Xarig dheer oo lagu wareejiyo aqal soomaaliga dadkiisa sa…meereXiddigo qaboobey oo dhulal noqday oo qorraxda la socda oo ku…meere(c.fal.) Mid ka mid ah walxaha qiyaas ahaan goobada ah, oo g…meere-yare(c.fal.) Ku-wareege yar: waxaa jira qaar badan oo ku warega …meereeWax xarig iwm ku wareejin, wax, wax, kale ku dul wareejin.meereysan1. Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho.…meereysnaanld meereysnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
