Qaamuuska Asalka
meere
(-rayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Xiddigo qaboobey oo dhulal noqday oo qorraxda la socda oo ku wareega oo iftiinka ka qaata midkood; meereyaashu (sayaariin) waa sagaal. Dusaa, (cuddaar), Waxaraxir ama Xiddigta Waabberi (sahra), Dhulkeenna, Farraarre (mariikh), Cirjeex ama Cirjiir (mushtar), Raage (saxal), Uraano, Netuun, Buluto.
Erayo la-mid ah
meer1. Socod wareeg ah socosho. 2. Ku m.: xarig wax ku xirid. 3.…meer1. Xarig dheer oo lagu wareejiyo aqal soomaaliga dadkiisa sa…meeraxeerXarig dheer oo kolka awrta la raro oo la dhigeeyo, lammadana…meere-yare(c.fal.) Ku-wareege yar: waxaa jira qaar badan oo ku warega …meereeWax xarig iwm ku wareejin, wax, wax, kale ku dul wareejin.meereysan1. Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho.…meereysnaanld meereysnaansho.meereysnaansho/dh ld meereysnaan.

