Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaahin-birlabdanabeed

(fiis.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Hirar tamareedka ka dhasha saxaro danabaysan iyo badada danab iyo badada birlabta ee la xiriira. Hirarka kaah birlabdanabeedku uma baahdaan dululaati ay ku dhex baahaan.

Erayo la-mid ah

kaahIftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan…kaahIf muuqasho.kaah-qorraxeedTamar kaahda dhulka iyo meereyaasha kale ay ka helaan qorrax…kaaha-altaratyolet(fiis.) Kaahinta birlabdanabeed ee hirbaacoodu u dhexeeya ka…kaahfalidBurburka dabiiciga ah ee ku dhaca bu'da atamyada qaarkood, a…kaahiKaah wax ka keenid.kaahinQof waxa soo socda ka warrama.kaahin-dulmadowKaahinta kuleed ee ay dulmadow bixiso heer kasta ee heerkul,…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms