Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaahin

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof waxa soo socda ka warrama.

Erayo la-mid ah

kaahIftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan…kaahIf muuqasho.kaah-qorraxeedTamar kaahda dhulka iyo meereyaasha kale ay ka helaan qorrax…kaaha-altaratyolet(fiis.) Kaahinta birlabdanabeed ee hirbaacoodu u dhexeeya ka…kaahfalidBurburka dabiiciga ah ee ku dhaca bu'da atamyada qaarkood, a…kaahiKaah wax ka keenid.kaahin-birlabdanabeedHirar tamareedka ka dhasha saxaro danabaysan iyo badada dana…kaahin-dulmadowKaahinta kuleed ee ay dulmadow bixiso heer kasta ee heerkul,…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms