Qaamuuska Asalka
kaah-qorraxeed
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Tamar kaahda dhulka iyo meereyaasha kale ay ka helaan qorraxda. Kaaha gorraxdu si la taaban karo ayuu ugu kala duwanyahay dhulka dushiisa. Xaddiga kaah gorraxeedku wuxuu isla beddelaa kolba xagasha ay fallaaraha ilaysku uga soo dhacayaan dhulka maalinta dhexdeeda.
Erayo la-mid ah
kaahIftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan…kaahIf muuqasho.kaaha-altaratyolet(fiis.) Kaahinta birlabdanabeed ee hirbaacoodu u dhexeeya ka…kaahfalidBurburka dabiiciga ah ee ku dhaca bu'da atamyada qaarkood, a…kaahiKaah wax ka keenid.kaahinQof waxa soo socda ka warrama.kaahin-birlabdanabeedHirar tamareedka ka dhasha saxaro danabaysan iyo badada dana…kaahin-dulmadowKaahinta kuleed ee ay dulmadow bixiso heer kasta ee heerkul,…

