Qaamuuska Asalka
kaah
MagacLafdheeri
Macnaha
Iftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan.
Erayo la-mid ah
kaah-qorraxeedTamar kaahda dhulka iyo meereyaasha kale ay ka helaan qorrax…kaaha-altaratyolet(fiis.) Kaahinta birlabdanabeed ee hirbaacoodu u dhexeeya ka…kaahfalidBurburka dabiiciga ah ee ku dhaca bu'da atamyada qaarkood, a…kaahiKaah wax ka keenid.kaahinQof waxa soo socda ka warrama.kaahin-birlabdanabeedHirar tamareedka ka dhasha saxaro danabaysan iyo badada dana…kaahin-dulmadowKaahinta kuleed ee ay dulmadow bixiso heer kasta ee heerkul,…

