Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaaha-altaratyolet

(-tyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(fiis.) Kaahinta birlabdanabeed ee hirbaacoodu u dhexeeya kan midabka cinab sare iyo fallaadhaha-x (x=egs), taas oo ah inta u dhexeysa 400 naanomitiri (nm) iyo 4 naanoomitiri (nm).

Erayo la-mid ah

kaahIftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan…kaahIf muuqasho.kaah-qorraxeedTamar kaahda dhulka iyo meereyaasha kale ay ka helaan qorrax…kaahfalidBurburka dabiiciga ah ee ku dhaca bu'da atamyada qaarkood, a…kaahiKaah wax ka keenid.kaahinQof waxa soo socda ka warrama.kaahin-birlabdanabeedHirar tamareedka ka dhasha saxaro danabaysan iyo badada dana…kaahin-dulmadowKaahinta kuleed ee ay dulmadow bixiso heer kasta ee heerkul,…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms