Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaahfalid

(fiis.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Burburka dabiiciga ah ee ku dhaca bu'da atamyada qaarkood, ayna weheliso bixinta saxarrada alfa, bu'da heliyam, saxarrada beta elektaroonno, ama fallaaraha gaama.

Erayo la-mid ah

kaahIftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan…kaahIf muuqasho.kaah-qorraxeedTamar kaahda dhulka iyo meereyaasha kale ay ka helaan qorrax…kaaha-altaratyolet(fiis.) Kaahinta birlabdanabeed ee hirbaacoodu u dhexeeya ka…kaahiKaah wax ka keenid.kaahinQof waxa soo socda ka warrama.kaahin-birlabdanabeedHirar tamareedka ka dhasha saxaro danabaysan iyo badada dana…kaahin-dulmadowKaahinta kuleed ee ay dulmadow bixiso heer kasta ee heerkul,…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms