Qaamuuska Asalka
hilif
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh (-fyo, m.l/dh) 1. Cad yar oo maro, derin, raar iwm oo duug ah. 2. Ruux bar yar.
Erayo la-mid ah
hilibJiirta iyo baruurta ka baxda oogada nafleyda.hilib-ureHilib ku yaal sarcanyaha iyo kilkilooyinka xoolaha.hilibcinjirDhiig fariistay dhaawac awgiis.hilibcune(c.nafl.) Xayawaan quuta cunto ka timid xayawaan. Hilib cuna…hilibdalqeHilib yar oo dhuuban oo dalqada korkeeda ka soo laallaada. l…hilible1. Qof hilibka ka ganacsada; kawaanle. 2. Kawaan.hilibleeHilib ka ganacsasho.hilibsafanDildillaac cirbaha dadka yeeshaan. ld safan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
