Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hilib

(-lbo, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Jiirta iyo baruurta ka baxda oogada nafleyda.

Erayo la-mid ah

hilib-ureHilib ku yaal sarcanyaha iyo kilkilooyinka xoolaha.hilibcinjirDhiig fariistay dhaawac awgiis.hilibcune(c.nafl.) Xayawaan quuta cunto ka timid xayawaan. Hilib cuna…hilibdalqeHilib yar oo dhuuban oo dalqada korkeeda ka soo laallaada. l…hilible1. Qof hilibka ka ganacsada; kawaanle. 2. Kawaan.hilibleeHilib ka ganacsasho.hilibsafanDildillaac cirbaha dadka yeeshaan. ld safan.hilibtahanQof hilibka aad u cuno. ld hilibyahan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms