Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hilibcinjir

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Dhiig fariistay dhaawac awgiis.

Erayo la-mid ah

hilibJiirta iyo baruurta ka baxda oogada nafleyda.hilib-ureHilib ku yaal sarcanyaha iyo kilkilooyinka xoolaha.hilibcune(c.nafl.) Xayawaan quuta cunto ka timid xayawaan. Hilib cuna…hilibdalqeHilib yar oo dhuuban oo dalqada korkeeda ka soo laallaada. l…hilible1. Qof hilibka ka ganacsada; kawaanle. 2. Kawaan.hilibleeHilib ka ganacsasho.hilibsafanDildillaac cirbaha dadka yeeshaan. ld safan.hilibtahanQof hilibka aad u cuno. ld hilibyahan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms